Radio Gardan waa internet radio online ah. Waxaa laga maamulaa magaalada muqdisho ee Dalka Soomaalia. Waa idaacad online ah taassoo soo laga dhageesan karo quraanka iyo wacdiyada culumadeena Soomaaliyeed. dhageeta oo caruurtiina u shida quraanka iyo wacdiyada . guryahana ku shita.